Author: Khadar Cawl
-
fariin caafimaad bulshada iyo saamaynta safmareenka Covid 19
fariin caafimaad bulshada iyo saamaynta safmareenka Covid 19
-
Kormeerka Radio Daljir ee xarumaha Cadaalada degmada Caabudwaaq (Sawiro)
Caabduwaaq: Kormeerka Radio Daljir ee xarumaha Cadaalada degmada Caabudwaaq (Sawiro) Barnaamijka Wadajirka ah ee Ilaalinta iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha oo Radio Daljir ka wado deegaanadda Puntland iyo Galmudug, ayaa khamiistii todobaadkan gaarey degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud halkaasoo lagu qabtay tababar looga hadlayo ilaalinta & Horumarinta Xuquuqda Aadanaha. Tababarka oo qabsoomay Jimce 30 Oct…
-
Garowe: Job opportunity: TERMS OF REFERENCE FOR COVID – 19 – RELATED PERCEPTIONS OF YOUTH ONLINE SURVEY
TERMS OF REFERENCE FOR COVID – 19 – RELATED PERCEPTIONS OF YOUTH ONLINE SURVEY Project Rationale: COVID-19 represents an unprecedented global emergency with numbers of cases continuing to soar, schools closing, and health services preoccupied with handling COVID-19 cases. Though the elderly and those with preexisting conditions are most vulnerable, adolescents and youth are also…
-
Garowe: Iskaashatada kalluumaysiga Soomaliya oo tababar loo xiray (Video)
Garoowe : Iskaashatada kalluumeysiga Maamulada iyo gobolka Banaadir ayaa tababar socday 10 beri Garoowe loogu soo xiray, tababarkan ayaa lagu baranayey xirfadaha kaluumaysatada iyo kor u qaadistooda. DAAWO MUUQAALKA https://www.facebook.com/watch/?v=327147801676029&extid=ZpXBG5yCsLnYu73O
-
Garowe: Shirka maamul baahinta Puntland oo ka qabsoomay caasimada (Video)
Shirk oo looga Arinsanayey maamul daadijinta Puntland & geedi socodka tubraaca maamul baahinta Puntland oo ka dhacay magaalada Garoowe waxaa ka qaybgalay Agaasimayaasha guud ee wasaaraha ka shaqeeya arimaha bulshada & gudoomiyayaasha qaar kamid ah degmooyinka uu ka socdo barnaamijka maamul baahinta Puntland. https://www.facebook.com/RDaljir/videos/252173459411398
-
Shirka Muqdisho ee madaxda siyaasadda iyo dooddooda maanta.
Maanta waxaa uu galay maalintiisii labaad shirka Muqdisho ee madaxda siyaasadeed ee Soomaalida, kaasoo ay ku kulansanyihiin madaxweynaha dawladda federaalka Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, madaxweynayaasha dawladaha xubnaha ka ah dawladda federaalka ee Puntland, Jubland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir. Inkastoo maanta ay ahayd maalintii labaad oo shirku socdo, haddana waxay ahayd maalinkii koowaad oo…
-
Garowe: Kaluumaysatada Soomaaliyeed oo la tababarayo (Video)
Iskaashatooyinka Kaluumaysatada shanta Dowlad goboleed & gobolka Banaadir ayaa tababar kor u qaadis xirfadeed ah loogu qabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. https://www.facebook.com/RDaljir/videos/2611127192481355
-
Switzerland: “$4.5Million baan ugu deeqnay Soomaaliya si loo joojiyo dhibaatooyinka,”
War qoraal ah oo ay soosaartay Dowladda Switzerland ayaa lagu sheegay in dalkaasi uu Soomaaliya ugu deeqay aduun lacageed oo kor u dhaafaya dhaafeyso $4 million iyo bar oo dollarka Mareykana si loo xoojiyo dadaallada loogu jiro hagaajinta caafimaadka hooyada iyo dhallaanka, la dagaallanka dhaqamada waxyeellada leh oo ay ka mid yihiin Gudniinka Fircooniga ah…
-
NUSOJ “Magacaabista dacwad ooge gaar ah waa talaabo lagu joojinayo danbiyada kadhanka ah Suxufiyiinta,”
Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee magaciisa loosoo gaabiyo (NUSOJ) ayaa soo dhaweyyey magacaabista xeer ilaaliyaha gaarka ah ee dilalka saxafiyiinta si loo sameeyo baaritaan buuxa oo ku aadan dilalka loo geysto wariyeyaasha ka howl gala Soomaaliya si loo joojiyo ciqaab la’aanta dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta ee ka dhacay Soomaaliya. Ururka NUSOJ ayaa go’aan wanaagsan…
-
UNFPA “Haweenka & Gabdhaha Soomaaliyeed waxay mudan yihiin ilaalin,”
Sanduuqa tirakoobka dadka QM ee magaciisa loosoo gaabiyo UNPFA xafiiskiisa Soomaaliya ayaa ku baaqay in la meelmariyo xeerka tacadiyada kadhanka ah Jigsiga ee loo gudbiyey baarlamaanka Soomaaliya kaasoo ah mid sugaya xuquuqda aadanaha iyo ilaalinta haweenka & gabdhaha Soomaaliyeed. Warsaxaafadeed ay soo saartay Hay’ada UNFPA maanta oo bisha August ay 9 tahay lagu sheegay inay…
-
Wariye Jamaal Cismaan ” Shaqada warbaahintu maaha inay tebiso waxa Dowladu sheegto keliya,”
Wariye Jamal Osman dhowaan wuxuu BBC Africa Eye ka baahiyey barnaamij baaritaan ah oo soo bandhigay xaqiiqda dadka cudurka Carona ugu dhitay Soomaaliya oo in ka badan 20 jeer ka badan tiradii Dowladu sheegtay. “Waxaa muhiim ah Qofka wariyaha ah ama warbaahintu inay fahmaan, Shaqadaadu maaha warka Dowlada inaad sheegto, shaqadaadu waa inaad runta sheegto…
-
Muqdisho: Runta Xabaalo Qodaha “Dadka u dhintay CARONA way ka badan yihiin inta Dowladu sheegtay,” BBC Africa Eye
Saraakiisha Dowlada Federalka ah ee Soomaaliya iyo Hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO waxay sheegeen in tiro ka yar 100 qof ay Soomaaliya ugu dhinteen xanuunka safmarka ah ee COVID19, laakiin Xabaala Qodayaasha Muqdisho waxay sheegayaan xog midaas ka duwan. Sidee ayuu wadanka nidaamkiisa caafimaad yahay kan ugu difiicsan aduunka odhan si dhab ah ugula tacaalii…