Boosaaso: Taxanaha 3’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 (Dhegayso)

HomeWararka

Boosaaso: Taxanaha 3’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 (Dhegayso)

Taxanaha 3’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 oo ah mid sii badanaysa bulshaduna aysan si dhab ah u qaadanayn digniinaha caafimaad maanta waxaan ku soo qaadanaynaa doorka misaajidada & goobaha cibaadadu ku leeyihiin Wacyigelinta COVID19 Save The Children ayaa soo gudbinaysa barnaamijka waxaadna kala socotaan warbaahinta Daljir Halkan ka dhegayso Barnaamijka  https://www.facebook.com/349851441747352/videos/392847158496142

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (daawo)
Gabar Qurbajoog ah oo hormar ka samaysay dalkeeda (dhegayso|daawo)
Kulan lagu tageerayey Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Gaalkacyo lagu qabtay (dhegayso)

Taxanaha 3’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 oo ah mid sii badanaysa bulshaduna aysan si dhab ah u qaadanayn digniinaha caafimaad maanta waxaan ku soo qaadanaynaa doorka misaajidada & goobaha cibaadadu ku leeyihiin Wacyigelinta COVID19

Save The Children ayaa soo gudbinaysa barnaamijka waxaadna kala socotaan warbaahinta Daljir

Halkan ka dhegayso Barnaamijka 

https://www.facebook.com/349851441747352/videos/392847158496142

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: