Site icon Radio Daljir

Boosaaso: Taxanaha 3’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 (Dhegayso)

Taxanaha 3’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 oo ah mid sii badanaysa bulshaduna aysan si dhab ah u qaadanayn digniinaha caafimaad maanta waxaan ku soo qaadanaynaa doorka misaajidada & goobaha cibaadadu ku leeyihiin Wacyigelinta COVID19

Save The Children ayaa soo gudbinaysa barnaamijka waxaadna kala socotaan warbaahinta Daljir

Halkan ka dhegayso Barnaamijka 

Exit mobile version