Boosaaso: Taxanaha 4’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 (Dhegayso)

Boosaaso: Taxanaha 4’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 (Dhegayso)

Taxanaha 4’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 oo ah mid sii badanaysa bulshaduna aysan si dhab ah u qaadanayn digniinaha caafimaad maanta waxaan ku soo qaadanaynaa doorka misaajidada & goobaha cibaadadu ku leeyihiin Wacyigelinta COVID19

Save The Children ayaa soo gudbinaysa barnaamijka waxaadna kala socotaan warbaahinta Daljir

HALKAN KA DHEGAYSO BARNAAMIJKA

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com