Author: Axmed Deeq

1 52 53 54 55 56 144 648 / 1726 POSTS
TPLF oo sheegtay in Ciidamadoodu aysan hubka dhigayn ilaa dammaanad buuxda ay ka helayaan shacabka Tigray

TPLF oo sheegtay in Ciidamadoodu aysan hubka dhigayn ilaa dammaanad buuxda ay ka helayaan shacabka Tigray

Madaxda TPLF ayaa mar kale ka dhawaajiyay inaysan Ciidamadoodu hubka dhigayn ilaa dammaanad buuxda oo dhinaca ammaankooda ay ka helayaan shacabka gobo [...]
Siyaasi u tartamay Xubin kamid ah Golaha Shacabka oo Muqdisho lagu dilay

Siyaasi u tartamay Xubin kamid ah Golaha Shacabka oo Muqdisho lagu dilay

Kooxda argagixisada al shabab ayaa Degmadda Wadajir gaar ahaan Waaxda Tima Cade ku dilay Marxuum Maxamed Xuseen Sebriye oo ku Magac dheer Guuleyste, [...]
Madaxweyne Xasan Sheikh oo kala diray Guddigii doorashooyinka iyo Guddigii Xuduudaha.

Madaxweyne Xasan Sheikh oo kala diray Guddigii doorashooyinka iyo Guddigii Xuduudaha.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareegto ku saabsan waafajenti sharciga Xeerar Madaxweyne oo la [...]
Weerar Askar Kenyan ah lagu dilay oo ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

Weerar Askar Kenyan ah lagu dilay oo ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar lagu dilay ciidamo katirsan kuwa Kenya ee katirsan howlgalka midowga Afrika ee ATMIS, kaas oo ka dha [...]
Maamulka Jubbaland oo soo farogeliyay khilaafka Guddoomiyaha Gobolka gedo & Taliyaha Nabadsugida

Maamulka Jubbaland oo soo farogeliyay khilaafka Guddoomiyaha Gobolka gedo & Taliyaha Nabadsugida

Xiisad dagaal oo u dhaxeeya Guddoomiyaha gobolka Gedo ugu magacaaban dowladda Soomaaliya Axmed Buulle Gareed iyo Taliyaha Nabadsugida Gobolkaas Cabdir [...]
Dowladda Imaaraadka Carabta oo ballan qaad horleh u sameeysay Soomaaliya

Dowladda Imaaraadka Carabta oo ballan qaad horleh u sameeysay Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu kulan isbarasho iyo s [...]
Jubbland oo shir ka yeelatay khilaafyada soo laab laabta ee dhulalka

Jubbland oo shir ka yeelatay khilaafyada soo laab laabta ee dhulalka

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulan la qaatay madaxda Hay’adda Milestone ee maamulka iyo maa [...]
Dowladda Soomaaliya oo ka shaqeynaysa qorshe sannadka 2023 looga qaadayo cunaqabataynta hubka

Dowladda Soomaaliya oo ka shaqeynaysa qorshe sannadka 2023 looga qaadayo cunaqabataynta hubka

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Abshir Cumar Haruuse ayaa magaalada Dublin ee dalka Ireland kula kulmay simon Coveney, wasiirka arimaha dibadda [...]
Booliiska gobolka Banaadir oo soo xiray nin loo haysto inuu tacaddiyo u geystay gabadh dallinyaro ah

Booliiska gobolka Banaadir oo soo xiray nin loo haysto inuu tacaddiyo u geystay gabadh dallinyaro ah

Booliska G/Banaadir ayaa ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan Xuseen Xasan Gaaboow oo lagu eedeeyay inuu faafiyay muuqaalo ku saabsan tacadiyo u [...]
Lafta gareen oo cadeeyey mowqifkiisa ku aadan warkii Gud. Aadan Madoobe

Lafta gareen oo cadeeyey mowqifkiisa ku aadan warkii Gud. Aadan Madoobe

Dowladda Koonfur Galbeed waxay soo dhoweynaysaa Shirkii Shalay uu ku Baaqay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane [...]
Ciidamada Ruushka oo kordhiyay duqeymaha ay ka wadaan gobolka Kherson

Ciidamada Ruushka oo kordhiyay duqeymaha ay ka wadaan gobolka Kherson

Ciidamada Ruushka ee ku sugan Koonfurta dalka Ukraine ayaa kordhiyey duqeymaha ay ku hayaan gobolka Kherson ee dhawaan la xoreeyey. Magaaladu ayaa [...]
1 52 53 54 55 56 144 648 / 1726 POSTS