Author: Axmed Deeq
-
Maxay ka wada hadleen RW Xamse & Safiirka Cusub ee Imaaraadka?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Ahmad Juma Al Rumaithi. Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay sii adkeynta iskaashiga iyo xiriirka u dhaxeeya labada waddan iyo dardargelinta taageerada dhinacyada kala duwan ee ay dowladda Imaaraadku siiso…
-
XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO 20- NOVEMBER- 2022
-
Soomaalida Canada oo caddaalad u raadinaya Hodan Hashi oo ah haweeney dalkaasi lagu dilay Bishan
Isu soo baxyo caddaalad looggu raadinayo Hodan Hashi, oo bilowgii bishaan lagu dilay magaalada Saskatoon ee gobalka Saskatchewan, ayaa ka socda magaalooyin kala duwan oo ku yaalla dalka Canada. Mudaharaadkaan maahan mid ku kooban Soomaalida. Sidoo kale waxaa qeyb ka ah dibad baxyadan dadka Muslimiinta ah, iyo dadka madowga ee reer Canada. Soomaalida ayaa dalbanaya…
-
Maamulka G/Shabeellaha Dhexe oo soo bandhigay ciidamo la dagaalama Al-Shabaab
Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hirshabelle Gudoomiye Kuxigeenka Siyaasada Gobolka Maxamed Sheek Xaandow, Gudoomiyaha Degmada Jowhar Cismaan Maxamed Mukhtaar Baareey, Duqa Magaalada Jowhar Maxamuud Xasan Bariise iyo kornel Maxamuud Maxamed Nuur Masdile ayaa gaaray Degaanka Gaaleef ee Shabellaha Dhexe, iyaga oo kulan kula qaatay…
-
Dhinacyadii ku dagaalamay tuulooyin hoostaga degmada Cadalle oo heshiis xabad joojin ah gaaray
Kadib shir dib u heshiisiin ah oo maalmihii la soo dhaafay ka socday degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa heshiis horudhac ah la kaal dehx-dhigay labadii maleeshiyo Beeleed eek u dagaalamay degaannada hoostaga degmada Cadalle. Shirarka oo ay goobjoog ka ahaayeen Odayaasha Dhaanka labada Beeleed, Imaamka iyo Ugaaska Beesha Mudulood iyo mas;uuliyiin ka…
-
Wararkii ugu dambeeyay Koobka Adduunka oo Maanta ka furmaya dalka Qatar
Magaalada Doxa ee caasimadda Qadar, waxaa soo baxayay sanadkan 2022 muuqaallo xiiso leh oo isugu jira garoomo, waddooyiin iyo dhismooyiin qurux badan. Tan iyo markii dalka Qadar ay ku guuleysteen martigalinta Koobka Kubadda Cagta Adduunka, waxaa isa soo tarayay muuqaalada xiisaha leh ee ka imanaya dalkan yar. Qarni ka hor, 1922, dalkan yar ee Khaliijka…
-
Ciidamada ATMIS oo howlgal miino baaris ah ka sameeyay duleedka Kismaayo
Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa howlgallo baaritaano ah ka sameeyay duleedka magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo dhowr jeer dad Shacab ah ay miino kula qaraxday, isla markaana dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen. Howlgalka ayaa ujeedka ugu weyn ee Ciidamada ATMIS waxaa uu ahaa sidii ay…
-
Taliska Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay rag cabtooy ah oo ka Ganacsanayay maanka dooriye
Ciidanka Booliska Puntland ayaa hawlgal qorsheysan xalay ku qaaday kooxo ka Ganacsanayay maandooriye, kuwaas oo Boolisku sheegeen inay faraha kula jireen dambiyo culus oo la xiriira ka ganacsiga daroogada oo qeyb wayn ka ahaa falal burcadnimo iyo Amni darro oo muddooyinkii la soo dhaafay ka jiray magaalo madaxda Puntland ee Garoowe. War kasoo baxay Booliska…
-
Xukuumadda Soomaaliya oo taageertay Baaqa Caalamiga ah ee lagu xakamaynayo in hubka qarxa loo adeegsado goobaha bulshada
Soomaaliya ayaa taageertay Baaqa Caalamiga ah ee lagu xakamaynayo in hubka qarxa loo adeegsado goobaha bulshada. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta magaalada Dublin ee dalka Ireland kaga qaybgalay Baaqa Siyaasadeed ee lagu xoojinayo ka ilaalinta dadka rayidka ah waxyeellada bani’aadannimo ee ka dhalata in hubka qarxa loo adeegsado…
-
Maxkamad ku taalla Kismaayo oo labo ruux ku fulisay dil toogasho ah
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay labo Askari oo horay dilal kala duwan uga gaystay magaalada Kismaayo. Ragga Qisaasta lagu fuliyay saaka ayaa kala ahaa gacan ku dhiigle Wayrax Khaliif Yuusuf oo 25-kii November 2020-kii dil u gaysatay Marxuumad Xaliimo Cali Roobow, Sidoo kale Yuusuf Xuseen Cabdi…
-
Gudoomiye Madaale oo xilka ka qaaday Saddex gudoomiye degmo
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Guddoomiyaal cusub u magacaabay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Maxamed Cabdullaahi Cumar (Deeyo) ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha degmada Boondheere. Maxamed Sayid Cali ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha degmada Waabari. Cali Axmed Farax ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha degmada Hodan. Dhalinyaraddaan ayaa ka…
-
Ciidanka booliska oo sheegay in ay fashiliyeen qarax lagu xiray gaari
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed qeybta gobolka Banaadir ayaa saakay fashiliyay Qarax lala damacsanaa in Lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed. Ciidanka booliiska ayaa sheegay in ay fashiliyeen qarax Shabaab doonayeen in ay ku dhibaateeyaan muwaadin Soomaaliyeed, afhayeenka booliiska gaashaanle Sadiiq Duudishe ayaa warbaahinta qaranka u xaqiijiyay in aysan cidna wax ku noqon qaraxa. “Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa fashiliyay…