Author: Axmed Deeq

1 51 52 53 54 55 144 636 / 1726 POSTS
Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay weerarro ay ciidamadiisa fuliyeen

Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay weerarro ay ciidamadiisa fuliyeen

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in weerarrada ciidamadooda ay maalmihii la soo dhaafay ku qaadeen fariisimaha Kurdiyiintu ku [...]
Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Saacadihii la soo dhaafay ayaa dagaal saacado badan qaatay uu ku dhexmaray degaanka Ceeldheere Buraale oo hoostaga degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Sha [...]
Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay 20 katirsan Al-Shabaab

Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay 20 katirsan Al-Shabaab

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la so dhaafay waxaa ay howlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa Al-Shabaab ka fuliyne degaanka Sabiid oo kamid [...]
Laamaha Amniga o kulan ka yeeshay Amniga Gobalka Nugaal iyo howlgallada socda

Laamaha Amniga o kulan ka yeeshay Amniga Gobalka Nugaal iyo howlgallada socda

Ku simaha Taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal ahna Taliye ku xigeenka qaybta Gobolka G/le Maxamuud Muuse Bile ayaa shir Guddoomiyay kulan looga ha [...]
Puntland oo hubka sharci darrada ah ka mamnuucday Magaalada Qardho

Puntland oo hubka sharci darrada ah ka mamnuucday Magaalada Qardho

Waxaa kulan gaar ah magaalada Qardho ku yeeshay Gudiga Amniga Gobolka Karkaar ee Puntland, iyaga oo kulankooda uga hadlay arimaha ammaanka iyo horuma [...]
Toogasho dad badan ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

Toogasho dad badan ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay maanta oo Arbaca ah, toogasho ka dhacday Supermarket ku yaalla gobolka Virginia ee koonfurta Maraykanka, sida ay she [...]
Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay dagaal horleh oo ka dhan ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay dagaal horleh oo ka dhan ah Al-Shabaab

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa sheegay in weli ay Al-Shabaab gacanta kuhayaan Afar kamid ah degmooyinka [...]
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Askari dil geystay

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Askari dil geystay

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Askari katirsan ciidamada Booliska Maamulka Koonfur Galbeed, kaas [...]
Jaamacadda Carabta oo ku dhawaaqday qabashada shir looga hadlayo abaaraha ka jira Soomaaliya

Jaamacadda Carabta oo ku dhawaaqday qabashada shir looga hadlayo abaaraha ka jira Soomaaliya

Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Ambassador Hossam Zaki, ayaa shaaca ka qaaday in 6-da bisha December ee soo soota la qaban doon [...]
Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dowlad Goboleedyada oo shir gaar ah yeelanaya

Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dowlad Goboleedyada oo shir gaar ah yeelanaya

Waxaa lagu wadaa in Saacadaha soo socda ay magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan tagaan Guddoomiyeyaasha Baarlamaannnada dowlad goboleedyada [...]
RW Xamse oo Safiirka Qatar kala hadlay kordhinta taageerada ay siiyaan Soomaaliya

RW Xamse oo Safiirka Qatar kala hadlay kordhinta taageerada ay siiyaan Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u soo magacaab [...]
1 51 52 53 54 55 144 636 / 1726 POSTS