Toogasho dad badan ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

HomeWararka

Toogasho dad badan ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay maanta oo Arbaca ah, toogasho ka dhacday Supermarket ku yaalla gobolka Virginia ee koonfurta Maraykanka, sida ay she

Warkii Xulashada Daljir iyo Maxamed Laki Man (dhegayso)
Maxaa ka socda gudaha xarunta Baarlamaanka Puntland?
Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidammada Maraykanka ee Afrika

Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay maanta oo Arbaca ah, toogasho ka dhacday Supermarket ku yaalla gobolka Virginia ee koonfurta Maraykanka, sida ay sheegeen saraakiisha Booliska Mareykanka.

Booliska ayaa sheegay in toogasho ay dhimasho ka dhalatay ay ka dhacday dukaan lagu iibiya alaabaha tafariiqda ah ee Walmart.

Warbaahinta gudaha Mareykanka ayaa sheegtay in ugu yaraan 10 qof ay ku dhinteen intii ay socotay israsaaseynta.

Booliska wali macadeeynin waxa uu ahaa qofka falkan geystay, balse waxay xuseen inuu falkan u geeystay si shaqsi ah, sida ay daabacday warbaahinta Mareykanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: