Author: Abdirashid Bashir

1 129 130 131 132 133 151 1572 / 1807 POSTS
Maamulka Gobolka Nugaal iyo Taliyaha La Dagaalanka Argagixisada Puntland oo La kulmay Saadicuuna Bil-xaq (DHEGAYSO)

Maamulka Gobolka Nugaal iyo Taliyaha La Dagaalanka Argagixisada Puntland oo La kulmay Saadicuuna Bil-xaq (DHEGAYSO)

Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne ,Taliyaha la dagaalanka argagixisada iyo Mukhaadaraadka Puntland iyo xubno ka tirsan urur diim [...]
Jubbaland,”Maamul Ayaan u Samaynaynaa Deegaamada Laga Saaray Alshabab” (DHEGAYSO)

Jubbaland,”Maamul Ayaan u Samaynaynaa Deegaamada Laga Saaray Alshabab” (DHEGAYSO)

Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga Jubbalnd Maxamed Cabdi Kaliil oo warbaahinta kulahadlay maanta magaalada kismaayo ayaa sheegay in maamulka Jubaland [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (DHEGAYSO)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (DHEGAYSO)

Hoos ka dhegayso barnaamijkii ciyaaraha ee Sports News, waxaana aalaaba xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso ka soo jeediye Weriye Mustafe Xuseen Yuus [...]
Askari Horay u Diley Wiil iyo Aabihiis oo Baydhabo Lagu Toogtey (DHEGAYSO)

Askari Horay u Diley Wiil iyo Aabihiis oo Baydhabo Lagu Toogtey (DHEGAYSO)

Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta  magaalada Baydhabo ku toogatay askari ka tirsan Ciidamada Koofur Galbeed ee soomaaliya, ka [...]
Kulan Looga Hadlayey Ammaanka Guud ee Puntland oo Garoowe Ka Dhacay (Sawirro)

Kulan Looga Hadlayey Ammaanka Guud ee Puntland oo Garoowe Ka Dhacay (Sawirro)

Xarunta wasaaradda amniga iyo DDR-ta dowladda Puntland ee magaalada Garoowe ayaa maanta waxaa ka qabsoomay kulan looga arrinsanayey ammaanka guud ee P [...]
Nin Ka Soo Baxay Ururka Takfiirka oo Garoowe Lagu Soo Bandhigay (DHEGAYSO)

Nin Ka Soo Baxay Ururka Takfiirka oo Garoowe Lagu Soo Bandhigay (DHEGAYSO)

Cabdirasaaq Cabdiraxmaan Kulan oo kamid ahaan urur diimeedka takfiirka ayaa maanta waxaa uu ku dhawaaqay inuu ka baxay, waxaana lagu wadaa in rag kala [...]
Xulashada Daljir iyo Axmed Maxamed Nadiif (DHEGAYSO)

Xulashada Daljir iyo Axmed Maxamed Nadiif (DHEGAYSO)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]

Warkii Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (DHEGAYSO)

Maalin wanaagsan ku soo dhowaada warkii duhurnimo oo kooban qaybna ka ah barnaamijka Xulashada Daljir, weriye Xasan Haykal ayaa Boosaaso ka soo jeedin [...]
Maamulka Beledweyne oo Diidey in La Siidaayo Oday Dhaqameed u Xiran

Maamulka Beledweyne oo Diidey in La Siidaayo Oday Dhaqameed u Xiran

Maamulka Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegeen inaan la sii deyn doonin Odayaal dhaqameed ku xiran Magaaladaasi, inta laga kee [...]
Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika oo Ka Doodey Ka Hortagga Abaaraha Soo Noqnoqda (DHEGAYSO)

Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika oo Ka Doodey Ka Hortagga Abaaraha Soo Noqnoqda (DHEGAYSO)

Ardayda jaamacadda Bariga Afrika ayaa magaalada Boosaaso ku qabtay dood cilmiyeed socdey mudo hal maalin ah oo looga arrinsanayey sidii looga gaashaam [...]
Sawirro-Wiil 21 Jir ah oo Ka Taajirey u Ekaanshaha Lionel Messi

Sawirro-Wiil 21 Jir ah oo Ka Taajirey u Ekaanshaha Lionel Messi

Wiil 21 Sano oo u dhashay dalka Braziil ayaa in badan ku faa iidey sida uu ugu egyahay Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi. Alejandro Pe [...]
Newcastle United oo ku soo laabtay Horyaalka Premier League

Newcastle United oo ku soo laabtay Horyaalka Premier League

Kooxda kubada Cagta Newcastle United ayaa sirasmi ah u Xaqiijisey in ay ku soo laabtay Horyaalka Premier League kadib markii ay 4-1 ku garaaceen Naadi [...]
1 129 130 131 132 133 151 1572 / 1807 POSTS