Author: Abdirashid Bashir

1 127 128 129 130 131 151 1548 / 1807 POSTS
Wasiirka Gaashaandhigga,”Dhismaha Ciidanka Qaranku Ma Ahan Sida Loo Fahmey” (DHEGAYSO)

Wasiirka Gaashaandhigga,”Dhismaha Ciidanka Qaranku Ma Ahan Sida Loo Fahmey” (DHEGAYSO)

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay qorshaha qaab dhismeedka Ciidamada Qaranka Soomaaliya, kaasi oo maalmahan muran uu ka [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Mar Kale Ka Digey Musuq Maasuqa (DHEGAYSO)

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Mar Kale Ka Digey Musuq Maasuqa (DHEGAYSO)

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa markale ku celiyey in xukuumaddiisu tallaabo ka qaadi doonto ciddii la [...]
Xukuumadda Soomaaliya,”Heshiis Aysan Dowladdu Ogeyn Lama Geli Karo” (DHEGAYSO)

Xukuumadda Soomaaliya,”Heshiis Aysan Dowladdu Ogeyn Lama Geli Karo” (DHEGAYSO)

Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa mamnoocday in maamulada ka jira dalka ay heshiisyo aysan dowladda dhexe waxba ka ogayn la galaan shirkado aja [...]
Xukuumadda Soomaaliya oo Ka Hadashay Wada Hadalada Galmudug iyo Ahlusuna

Xukuumadda Soomaaliya oo Ka Hadashay Wada Hadalada Galmudug iyo Ahlusuna

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa war murtiyeed ka soo saartay waahadaladii Muqisho uga socday maamulada Galmudug iyo ahlu sunna. Masuuliy [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim

Bossaso – Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda D [...]
Munaasabad Lagu Soo Xirayey Sanad Dugsiyeedka Dugsiga Geel-xoor oo Qardho Kadhacday (DHEGAYSO)

Munaasabad Lagu Soo Xirayey Sanad Dugsiyeedka Dugsiga Geel-xoor oo Qardho Kadhacday (DHEGAYSO)

Dugsiga Geel-xoor ee magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu soo xirayey sanad dugsiyeedka 2016/2017, iyado [...]
AKHRISO-Heshiiskii Dhexmaray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga

AKHRISO-Heshiiskii Dhexmaray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa haatan booqasho 3 maalmood ah  ku jooga dalka Turkiga. Warar hor- [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Su’aalo Uga Jawaabey Gudiga Difaaca Barlamaanka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Su’aalo Uga Jawaabey Gudiga Difaaca Barlamaanka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay xarunta Villa Hargeysa kulan gaar ah kula qaatay Gudoonka sare ee Baarlamaanka Federaalka S [...]
Madaxweynayaasha Turkiga iyo Soomaaliya oo Heshiis Kala Saxiixday (DHEGAYSO)

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Soomaaliya oo Heshiis Kala Saxiixday (DHEGAYSO)

Recep Tayyip Erdogan Madaxweynaha Turkiga ayaa bogaadiyay Dowladda cusub ee Maxamed Farmaajo, waxaana uu sheegay in Turkiga uu sii laba jibaarayo taag [...]
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Weriyayaal La Shiray (DHEGAYSO)

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Weriyayaal La Shiray (DHEGAYSO)

Mas'uuliyiinta wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland ayaa Garoowe kula kulmay qaar kamid ah mas'uuliyiinta iyo suxufiyiinta xarumaha warbaahineed e [...]

Warkii Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (DHEGAYSO)

Maalin wanaagsan ku soo dhowaada warkii duhurnimo oo kooban qaybna ka ah barnaamijka Xulashada Daljir, weriye Xasan Haykal ayaa Boosaaso ka soo jeedin [...]

Caawa iyo Daljir iyo Axmed Sh Maxamed Tallman (DHEGAYSO)

Halkaan ka dhagayso barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, waxaa barnaamijku caawa idinkaga imaanayaa magaalada Boosaaso waxaana idinla socodsiina [...]
1 127 128 129 130 131 151 1548 / 1807 POSTS