Xukuumadda Soomaaliya oo Ka Hadashay Wada Hadalada Galmudug iyo Ahlusuna

Xukuumadda Soomaaliya oo Ka Hadashay Wada Hadalada Galmudug iyo Ahlusuna

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa war murtiyeed ka soo saartay waahadaladii Muqisho uga socday maamulada Galmudug iyo ahlu sunna.

Masuuliyiinta Galmudug ayaa shir jaraaid oo ay ku qabteen Muqdisho waxay ku sheegeen iney burbureen wadahadalkii ay kula jireen ahlu suna ayna burburka wadahadalkaas leeyihiin dhinaca ahlu suna oo shuruudo adag la yimid.

AKHRISO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com