Xukuumadda Soomaaliya,”Heshiis Aysan Dowladdu Ogeyn Lama Geli Karo” (DHEGAYSO)

Xukuumadda Soomaaliya,”Heshiis Aysan Dowladdu Ogeyn Lama Geli Karo” (DHEGAYSO)

Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa mamnoocday in maamulada ka jira dalka ay heshiisyo aysan dowladda dhexe waxba ka ogayn la galaan shirkado ajaaniib ah iyo dowlado shisheeye.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com