Nin Ka Soo Baxay Ururka Takfiirka oo Garoowe Lagu Soo Bandhigay (DHEGAYSO)

Cabdirasaaq Cabdiraxmaan Kulan oo kamid ahaan urur diimeedka takfiirka ayaa maanta waxaa uu ku dhawaaqay inuu ka baxay, waxaana lagu wadaa in rag kala ka soo baxaan Saaciduuna bil-xaq maalmahaan.

Guddoomiyaha gobolka nugaal  Cumar Cabdulahi Faraweyne oo ku sugnaa goobta lagu soo bandhigayay ninkaasi ka baxay ururka takfiirka ayaa waxaa uu sheegay in gobolka Nugaal ay mamnuuc ay ka tahay ururada diimeedyada magacyada kala duwan wata in lagu arko.

DHEGEYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com