Askari katirsan Ciidamadda NISA oo Lagu Dilay Muqdisho

HomeWararka

Askari katirsan Ciidamadda NISA oo Lagu Dilay Muqdisho

Askari ka tirsan Ciidanka Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa waxaa xalay lagu dilay Degmada Heliwaa ee Waqooyi Bari Muqdisho, iya

Dr Nuur Faarax,”Xil Ka Qaadistayda Waa In Sharciga Loo Maraa”(COD)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay shaqaale la afduubay

Askari ka tirsan Ciidanka Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa waxaa xalay lagu dilay Degmada Heliwaa ee Waqooyi Bari Muqdisho, iyadoona horey looga qaatay qorigii uu watay.

Askarigan, ayaa waxaa fiidnimadii lagu dilay Isgoyska SOS, xilli uu wadada marayay, waxaana soo weeraray rag bistoolado ku hubeysnaa.

Goobjooge-yaal, ayaa sheegay in raggii bistooladaha ku hubeysnaa ay askariga ka toogteen qaybaha kore ee jirkiisa, ayna u suurtagashay inay goobtaasi ka qaataan qorigii uu watay, ka hor intii aanay ka baxsan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: