Ardayda dugsiyada sare ee Puntland oo isu diyaarinaya imtixaanka fasalka 4-aad (form 4) ee sannad dugsiyeedka 2009/2010.

Waxaa ka socda iskuulaadka sare ee gobollada Puntland u diryaar garowga imtixaanka fasalka 4-aad (form 4) ee sannad dugsiyeedka 2009/2010.

Dugsiyada sare ee Hawd, Buuhoodle & dugsiga sare ee Burtine, Buurtinle ayaa ka mid ah iskuulaadka u diyaar garoobaya imtixaanka sannadkan. Dugsiga sare ee Hawd waxaa imtixaanka u fariisan doona 20 arday, halka 25 arday ay imtixaanka u fariisan doonaan dugsiga sare ee Buurtinle.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com