Amniga Caasimadda Puntland ee Garoowe oo aad loo adkeeyey (dhegayso)

Amniga Caasimadda Puntland ee Garoowe oo aad loo adkeeyey (dhegayso)

Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa aad loo adkeeyay ammaanka, iyadoo maalmo ay ka dhimantahay munaasabaddii 1da Augost ee dhismijii dowladda Puntland.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Nugaal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa jaamac cabdiraxmaan arimahaas uga waramay.
https://soundcloud.com/user-995878235/taliyaha-qaybta-booliska-gobalka-nugaal-cabdixamiid

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com