Amiirka Qadar: “Soomaaliland waa Gobol Yar oo Le’eg Guriceel Cidina Ma Aqoonsana”

Amiirka Qadar: “Soomaaliland waa Gobol Yar oo Le’eg Guriceel Cidina Ma Aqoonsana”

Amiirka dalka Qatar, Sheikh  Tamim bin Hamad Al Thani ayaa si yaableh uga jawaabay xiriirkii ay u jareen maamulka Soomaaliland.

Isagoo si toos ah uga hadlayay talefishinka Aljazeera ayuu sheegay Soomaaliland-ta xiriirka u jartay in ay le’egtahay magaalada Guriceel ee Galgaduud ku taala, dadka ku nool Soomaalilandna wuxuu ku sheegay kontan kun oo qof.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com