Alshabaab oo Xalay La Wareegay Degaano Gobalka Bakool Katirsan

Alshabaab oo Xalay La Wareegay Degaano Gobalka Bakool Katirsan

Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabab ayaa saaka dagaal kula wareegay degaanka Teed ee Gobolka Bakool,taas oo 30km u jirta Degmada Xuddur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Saraakiisha ciidamada dowladda ee ka badbaaday weerarkaas ayaa sheegay in Al-shabaab ay aroornimadii hore saaka dagaal ku qaadeen degaankaas oo ay joogeen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Warar kala duwan aya aka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalka iyada oo la sheegayo in Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya lagu dilay weerarkaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com