Al-shabaab iyo AMISOM oo ku dagaalamay Shabeelada hoose

HomeWararka

Al-shabaab iyo AMISOM oo ku dagaalamay Shabeelada hoose

Ururka Al-shabaab iyo ciidamada AMISOM ayaa ku dagaalamay subaxnimadii hore maanta deegaanka Ababaay  oo katirsan degmada Baraawe ee gobolka Shabeelad

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)
Xoghaye Cumar Cabdirisaaq “Maamul hoosaadka oo hufan wuxuu muhiim u yahay Horumarka Caasimadda”
Duqa Cusub ee Boosaaso oo Daljir uga Waramay Dhismaha Wadada Boosaso (dhegayso)

Ururka Al-shabaab iyo ciidamada AMISOM ayaa ku dagaalamay subaxnimadii hore maanta deegaanka Ababaay  oo katirsan degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada hoose.

Dadka deegaanka ayaa ku waramaya dagaalka inuu yimid ka dib markii ay Al-shabaab wadada ay u gashay ciidamada AMISOM oo halkaasi marayay.

Al-shabaab ayaa ku sheegatay dagaalka inay gaadiid AMISOM leeyahay ku gubtay, khasaarena ay u gaysteen.

AMISOM ayaan wali ka hadlin dagaalkan saakay ka dhacay deegaanka Ababaay  ee katirsan degmada Baraawe.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: