Duqa Cusub ee Boosaaso oo Daljir uga Waramay Dhismaha Wadada Boosaso (dhegayso)

Duqa Cusub ee Boosaaso oo Daljir uga Waramay Dhismaha Wadada Boosaso (dhegayso)

Maamulka cusub ee degmada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ka warbixiyay sida ay u socoto shaqada dowladda hoose ee degmada Bosaso iyo dayactirka waddo muhiim ah oo ku taala bartamaha magaalada Bosaso oo uu burbur baahsan ka jiro.

Duqa magaalada Bosaso Dr Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa sheegay inay maamulka ay hadda wadaan la dagaalanka musuqmaasuqa iyo dardar galinta shaqada dowladda hoose ee Bosaso, sidoo kalle wasiirka ayaa wax laga waydiiyay guddi dib usoo celinta bilicda iyo hantida dowladda ee magaalada Bosaso oo madaxwaynuhu uu magacaabay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com