Burtinle oo laga bilaabay olole loogu gurmanayo shacabka Baladweyne (dhegayso)

HomeWararka

Burtinle oo laga bilaabay olole loogu gurmanayo shacabka Baladweyne (dhegayso)

Shacabka ku dhaqan degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa bilabay olole loogu gurmayo walaalaha ku barakacay fatahaada wabiga Shabeelle. Xarunta Daljir ee degmada Burtinle waxaa maanta nagu soo booqday guddoomiyaha guddiga fatahaada ee degmada, wuxuuna nooga waramay gurmadka ay ka wadaan xaafadaha magaalada Burtinle. Dhegayso.

Maxaa ka jira Amaro adag ee lagu soo rogay dadka galaya ama ka baxaya magaalada Garowe (Akhriso)
Adeegsiga iyo Isticmaalka Bacda iyo Caagga oo Ku Badanaya Soomaaliya iyo Baaritaanno Cilmi oo lagu Ogaaday Baaxadda Halistooda Caafimaad (dhegayso)
Masuuliyiinta Xisbiga Talada haya ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo loo qaaday Addisababa

Shacabka ku dhaqan degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa bilabay olole loogu gurmayo walaalaha ku barakacay fatahaada wabiga Shabeelle.

Xarunta Daljir ee degmada Burtinle waxaa maanta nagu soo booqday guddoomiyaha guddiga fatahaada ee degmada, wuxuuna nooga waramay gurmadka ay ka wadaan xaafadaha magaalada Burtinle.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: