Odayaasha Gaalkacyo oo fariin u diray DFS iyo Maamul gobaleedyada (dhegayso)

Odayaasha Gaalkacyo oo fariin u diray DFS iyo Maamul gobaleedyada (dhegayso)

Cabdiraxmaan Cali Warsame oo kamid ah waxgaradka Gobalka Mudug gaar ahaan Magaaladda Gaalkacyo oo Waraysi siyeey radio daljir ayaa ka hadlay Arrimo baddan oo xaladda dalka ah.

Nabadoon Cabdiraxmaan ayaa ugu baaqay Dowlad gobaleedyada iyo DFS inay wax walba oo khilaaf ah oo jirra wadahadal lagu dhameeyo,isago sheegay in loo bahanyahay in la ogaado dowladdaha shisheeye inay dan gaar ah ka leeyihiin Somaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0