Burtinle oo laga bilaabay olole loogu gurmanayo shacabka Baladweyne (dhegayso)

Burtinle oo laga bilaabay olole loogu gurmanayo shacabka Baladweyne (dhegayso)

Shacabka ku dhaqan degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa bilabay olole loogu gurmayo walaalaha ku barakacay fatahaada wabiga Shabeelle.

Xarunta Daljir ee degmada Burtinle waxaa maanta nagu soo booqday guddoomiyaha guddiga fatahaada ee degmada, wuxuuna nooga waramay gurmadka ay ka wadaan xaafadaha magaalada Burtinle.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com