Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xirmaysiga sharcidarada ah (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xirmaysiga sharcidarada ah (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonnaa xirmaysiga sharcidarada ah ee deegaanada Puntland iyo sidii loo hirgalin lahaa awaamiirta dowladda.

Barnaamijka waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Maxamed Cabdi Maxamed iyo Hodan Sulub Diini.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com