Shirkado Maalgashanaya Puntland oo Garoowe soo gaaray ( dhegayso | daawo )

HomeWararka

Shirkado Maalgashanaya Puntland oo Garoowe soo gaaray ( dhegayso | daawo )

Magaaladda Garoowe ee Caasimada Puntland waxaa soo gaaray maanta wafdi ka socda dalka Hindiya kuwaas oo lagu casumay Puntland, waxaana Puntland ku casumay shirkadda Greenland oo kamid ahayd shirkadihii ka qaybgalay shirkii Maalgashiga Puntland ee Garoowe lagu soo gabagabeyeey bil kahor. Warbixintan Wariye Maxamed Lakiman ayaa Garoowe ku diyaariyey. Hoos ka daawo Warbixintoo Muqaal ah.

Fahad Yaasiin oo ku xaniban Garoonka Diyaaradaha ee Jabuuti & DFS oo ka hadashay
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Sharci Darro ku tilmaamay ansixinta hay’ado aan soo marin Aqalka Sare
Wasiirada Maaliyada dalalka Soomaaliya & Turkiga oo kulan yeeshay

Magaaladda Garoowe ee Caasimada Puntland waxaa soo gaaray maanta wafdi ka socda dalka Hindiya kuwaas oo lagu casumay Puntland, waxaana Puntland ku casumay shirkadda Greenland oo kamid ahayd shirkadihii ka qaybgalay shirkii Maalgashiga Puntland ee Garoowe lagu soo gabagabeyeey bil kahor.

Warbixintan Wariye Maxamed Lakiman ayaa Garoowe ku diyaariyey.

Hoos ka daawo Warbixintoo Muqaal ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: