Wasiirada Maaliyada dalalka Soomaaliya & Turkiga oo kulan yeeshay

Wasiirada Maaliyada dalalka Soomaaliya & Turkiga oo kulan yeeshay

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan la qaatay Wasiirka Maaliyadda dalka Turkiga Lütfi Elvan, iyaga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah.

Lada mas’uul ayaa sigaar ah waxaa ay uga wada hadleen isbadalka iyo dib-u-habeynta Maaliyadda dalka, sidii hore loogu sii wada lahaa iyo taageerada Maaliyadeed ee Dowladda Turkiga.

Sharaf ayay ii tahay in aan la kulmay Mr Lütfi Elvan oo ah Wasiirka Maaliyadda Dowladda Turkey oo si hagar la’aan ah inoo garab istaagtay, waxa aan ka wada hadalnay isbadalka iyo dib-u-habeynta Maaliyadda dalka, sidii hore loogu sii wada lahaa iyo taageerada Maaliyadeed ee Dowladda Turkiga ayuu yiri “ Wasiir beyle.

Turkiga ayaa waxaa uu kamid yahay dowladaha taageera Soomaaliya, waxaan kaalin weyn uu ka qaadanayaa dib u dhiska Ciidamada dowladda iyo sidii deynta looga cafin lahaa Soomaaliya.

Diwaanka warraka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com