Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Sharci Darro ku tilmaamay ansixinta hay’ado aan soo marin Aqalka Sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa digniin ka soo saaray ku dhaqanka shuruuc iyo dhismaha hey’addo sharci darrro ah oo aan soo marin Aqalka Sare, kuwaasoo ah illaa lix sharci iyo hey’addo la ansixiyay intii ay jirtay Xukuumadda Xil gaarsiinta.

Ansixinta wax ka bedelka sharciga maareynta guud,Ansixinta guddiga madaxa banaan ee musuqmaasuqa,golaha adeegga garsoorka,Ansixinta sharciga hay’adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga dadweynaha,Wax ka bedelka sharciga lagu dhisay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka.

Ugu dambeyntii guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa sheegay in dhammaan adeegyada ay hay’adahaa dalka ka wadaan ay tahay Sharci Darro.

Halkan ka aqriso qoraalka ka soo baxay Guddoomiyaha Aqalka Sare;


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com