Shirkado Maalgashanaya Puntland oo Garoowe soo gaaray ( dhegayso | daawo )

Shirkado Maalgashanaya Puntland oo Garoowe soo gaaray ( dhegayso | daawo )

Magaaladda Garoowe ee Caasimada Puntland waxaa soo gaaray maanta wafdi ka socda dalka Hindiya kuwaas oo lagu casumay Puntland, waxaana Puntland ku casumay shirkadda Greenland oo kamid ahayd shirkadihii ka qaybgalay shirkii Maalgashiga Puntland ee Garoowe lagu soo gabagabeyeey bil kahor.

Warbixintan Wariye Maxamed Lakiman ayaa Garoowe ku diyaariyey.

Hoos ka daawo Warbixintoo Muqaal ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com