Injineero bartay cilmiga Nukliyeerka oo ku dhintay qarax ka dhacay warshad samaysa Hubka (dhegayso)

HomeWararka

Injineero bartay cilmiga Nukliyeerka oo ku dhintay qarax ka dhacay warshad samaysa Hubka (dhegayso)

Kumanaan ruux ayaa ka qayb galay aas loogu sameeyay dalka Ruushka shan Injineer oo ku taqasusay cilmiga nukliyeerka oo ku dhintay qarax wayn oo ka dha

OGAYSIIS: Kulliyadda Macalimiinta ee GTEC Garoowe oo Arday Cusub U Qaadanaysa Bachelor of Education
Jubaland: Shirka Wasiirada Soomaaliya ee Kismaayo
Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Lagu Soo dhoweeyey Qardho

Kumanaan ruux ayaa ka qayb galay aas loogu sameeyay dalka Ruushka shan Injineer oo ku taqasusay cilmiga nukliyeerka oo ku dhintay qarax wayn oo ka dhacay warshay kutaala dalkaasi.

wasaarada difaaca ee dalka Ruusha ayaa horay usheegtay in uu qarax ka dhacay gudaha warshada intii lagu guda jiray tijaabada qaar kamd ah matoorada warshada.

arintan ayaa Ruuska ku noqotay dhacdadii ugu murugada badnayd ee soomarta oo ay ku waayeen Injineero ku taqasusay hubka nukliyeerka.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: