Injineero bartay cilmiga Nukliyeerka oo ku dhintay qarax ka dhacay warshad samaysa Hubka (dhegayso)

Injineero bartay cilmiga Nukliyeerka oo ku dhintay qarax ka dhacay warshad samaysa Hubka (dhegayso)

Kumanaan ruux ayaa ka qayb galay aas loogu sameeyay dalka Ruushka shan Injineer oo ku taqasusay cilmiga nukliyeerka oo ku dhintay qarax wayn oo ka dhacay warshay kutaala dalkaasi.

wasaarada difaaca ee dalka Ruusha ayaa horay usheegtay in uu qarax ka dhacay gudaha warshada intii lagu guda jiray tijaabada qaar kamd ah matoorada warshada.

arintan ayaa Ruuska ku noqotay dhacdadii ugu murugada badnayd ee soomarta oo ay ku waayeen Injineero ku taqasusay hubka nukliyeerka.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • abdiqani 2 weeks

    asc radiyow daljir waan idin salamay.