Xisbulah oo u hanjabaad Israa’iil

HomeWararka

Xisbulah oo u hanjabaad Israa’iil

Hogaanka sare ee Ururka Xisbulah ayaa sheegay in ay diyaar uyihiin in ay ka jawaabaan weerarkasta oo uga yimaada dowladda Israa'iil oo ay ku eedeeye

Garowe: Dhalinyarada kasoo jeeda DDS oo kulan isugu yimi (Muuqaal)
Bayaanka Wadajirka ee Booqashada Madaxweynaha ee Uganda
Waxgaradka gobolka Nugaal oo go’aamo ka soo saaray shaqaaqo dhowaan ka dhacday Garoowe

Hogaanka sare ee Ururka Xisbulah ayaa sheegay in ay diyaar uyihiin in ay ka jawaabaan weerarkasta oo uga yimaada dowladda Israa’iil oo ay ku eedeeyeen in ay ku xadgudbayaan shacabka.

Israa’iil ayaa dagaal xoogan waxa ay lagashay maleyshiyaadka kooxda mudo haatan laga joogo 13 sano ah.

digniintan ayaa waxaa soo dhaweeyay wasiirka arimaha dibada waddanka Iiraan, waxaan uu sheegay in Xisbulah ay muujisay difaaca sharafta iyo Qaranka Lubnaan.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: