Booliska gobolka Sanaag oo fahfaahiyay Al-shabaab usocday buuralayda Galgala oo lagu qabtay duleedka Baran

HomeWararka

Booliska gobolka Sanaag oo fahfaahiyay Al-shabaab usocday buuralayda Galgala oo lagu qabtay duleedka Baran

Ciidamada ammaanka ee gobolka Sanaag ayaa qabtay gaari ay la socdeen afar Al-shabaab ah iyo darawalkooda, kadib markii ay ka yimaadeen koonfurta Sooma

Shirki Amniga Gobalka Bari oo Bosaaso ka socda
Puntland oo deeq lacag ah gudoonsiisay shacab howlgal ku dhawaacmay (dhegayso)
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeer shaqo ku tagay xarumaha Hoggaanada Isgaarsiinta iyo Saadka ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Ciidamada ammaanka ee gobolka Sanaag ayaa qabtay gaari ay la socdeen afar Al-shabaab ah iyo darawalkooda, kadib markii ay ka yimaadeen koonfurta Soomaaliya, una soo gudbeen degmada Cerigaabo ee gobolka Sanaag, waxaana sidoo kalle ay soo mareen degmada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Raggan ayuu taliyuhu sheegay in la toogtay mid ka mid ah oo dagaalamay, waxaana sidoo kalle ka mid ah ragga lasoo qabtay darawalkii gaariga ay kasoo raaceen magaalada Cerogaabo.

Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa waraystay taliyaha qaybta booliska gobolka Sanaag Cabdi Faarax Dheere.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: