Koox hubaysan oo dad shacab ahaa ku rasaasaysay Ceel-Afwayn

Koox hubaysan oo dad shacab ahaa ku rasaasaysay Ceel-Afwayn

Sadex qof ayaa ku geeriyooday maanta rasaas ay koox hubaysan ay ku fureen shacab fadhiyay goob mehrad ah magaalada Ceel-afwayn, waxaana ku dhaawacmay dhowr qof oo kalle.

Lama oga ujeedka ka dambaysay iyo dadka falka gaystay waxay ay yihiin, balse dhowaanahan xiisado laba beelood ayaa ka jirtay magaalada Ceel-afwayn.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com