Puntland oo deeq lacag ah gudoonsiisay shacab howlgal ku dhawaacmay (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo deeq lacag ah gudoonsiisay shacab howlgal ku dhawaacmay (dhegayso)

Xili Ciidamadda Amniga Boosaaso howlgal xoogan kawadaan magaaladdas,ayaa waxaa jirra dad siyaabo kala duwan ugu dhaawacmay howlgalkaas. Shalay dhowr qof oo shacab ah ayaa ku dhawaacmay howlgal ay sameyeen Ciidamadda Amniga,waxaana maanta dadkaas dowladda Puntland gudoonsiisay lacagalo loogu talagay inay nolol malmoodkooda ku dabaraan. Wariye Cabdixakiin Jookar ayaa warbixintan Boosaaso kaso diray. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bacfd21040100ed551e603a/Warbixinta+Boqashada+dhaawacyada+.mp3

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
TALOKEEN: Talooyin ku saabsan Amniga (dhegayso)
Musharixiinta KGS oo rajoxumo ka muujiyey doorasho xalaal ah oo ka dhacda Baydhabo

Xili Ciidamadda Amniga Boosaaso howlgal xoogan kawadaan magaaladdas,ayaa waxaa jirra dad siyaabo kala duwan ugu dhaawacmay howlgalkaas.

Shalay dhowr qof oo shacab ah ayaa ku dhawaacmay howlgal ay sameyeen Ciidamadda Amniga,waxaana maanta dadkaas dowladda Puntland gudoonsiisay lacagalo loogu talagay inay nolol malmoodkooda ku dabaraan.

Wariye Cabdixakiin Jookar ayaa warbixintan Boosaaso kaso diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: