Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeer shaqo ku tagay xarumaha Hoggaanada Isgaarsiinta iyo Saadka ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeer shaqo ku tagay xarumaha Hoggaanada Isgaarsiinta iyo Saadka ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa Saaka Kormeerey Hoggaanada Kala ah Isgaarsiinta .Howlaha iyo Hoggaanka Saadka ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Hoggaanadaas oo ah udub Dhexaadka Shaqada Booliiska Soomaaliyeed

Taliyaha ayaa mid mid u Kontoroolay Qeybaha Hoggaanadaas aya ka kooban yihiin,isagoo Ku Booriyey Saraakiisha iyo howlwadenada ka Shaqeysa Hoggaanadaas iyo Madaxdoodaba in ay Dadaalkoda Halkaas ka sii wadaan si hufnaan iyo caddaalad ay ku dheehantahayna Bulshada loogu adeego.

Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad ayaa maalmahaan waday kormeer uu ugu kuurgalayay shaqada xarumaha kala duwan ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0