Wafdi ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo shir uga qeyb galay Magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania

Wafdi ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo shir uga qeyb galay Magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania

Wafdi ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qarnka Soomaaliyeed oo uu Hoggaaminayey La-taliye Sare Dr. Ismail Jimale Alasow ayaa shir heerkiisu sareeye uga qeyb galay Magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania.

Shirkaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Ururka Midowga Africa, waxaana ka soo qeyb galay 54-ta dal ee Qaarada Africa, waxaa uuna ku saab sanaa Ansiixnta Barnaamijka Adkeysiga Magaalooyinka Afrika (African Urban Resilience Programme).

Shirkaan ayaa muhiim u ahaa Soomaaliya in ay ka qeyb-gasho iyadoo lagu ansixiyey Barnaamijka Adkeysiga Magaalooyinka Afrika kaas oo wax badan ka badali doonno hab dhismeedka magaaliyenta dalalka Afirka, waxaana kor loo qaadi doono Fahamka Aqoonta, Tayadda waxyaabaha keeno dhibaatooyinka soo noqnoqda ee la xariira Musiibooyinka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com