Booliska gobolka Sanaag oo fahfaahiyay Al-shabaab usocday buuralayda Galgala oo lagu qabtay duleedka Baran

Ciidamada ammaanka ee gobolka Sanaag ayaa qabtay gaari ay la socdeen afar Al-shabaab ah iyo darawalkooda, kadib markii ay ka yimaadeen koonfurta Soomaaliya, una soo gudbeen degmada Cerigaabo ee gobolka Sanaag, waxaana sidoo kalle ay soo mareen degmada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Raggan ayuu taliyuhu sheegay in la toogtay mid ka mid ah oo dagaalamay, waxaana sidoo kalle ka mid ah ragga lasoo qabtay darawalkii gaariga ay kasoo raaceen magaalada Cerogaabo.

Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa waraystay taliyaha qaybta booliska gobolka Sanaag Cabdi Faarax Dheere.

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com