Shirki Amniga Gobalka Bari oo Bosaaso ka socda

HomeWararka

Shirki Amniga Gobalka Bari oo Bosaaso ka socda

Shirkii Todobaadlaha ahaa ee Amniga Gobalka Bari Isla markaana ay ka qayb Galen Taliyaasha Lamaaaha amniga gobalka Bari iyo Guddoomiyaasha gobalka Bar

Shariif Xasan oo garsoore maxkamadeed magacaabay
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Shirkii Todobaadlaha ahaa ee Amniga Gobalka Bari Isla markaana ay ka qayb Galen Taliyaasha Lamaaaha amniga gobalka Bari iyo Guddoomiyaasha gobalka Bari ayaa ka socda Xarunta gobalka ee Bosaaso.

Shirka Waxaa Guddoominaya Guddoomiayaha Gobalka Bari Cabdisamad abwaan.

Waxaana shirkan uu yahay mid la isaga xog waraysanayo Xaaladda amaan ee Gobalka Bari iyaddo la hormariyeey shirka Amniga gobalka Bari.

Maxamed Lakiman

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: