Madaxweyanaha Puntland iyo Kuxigeenkiisa oo arrimaha doorashooyinka ka hadlay

HomeWararka

Madaxweyanaha Puntland iyo Kuxigeenkiisa oo arrimaha doorashooyinka ka hadlay

Madaxweyne Deni Ayaa xalay kulan xogwareysi iyo la tashi ah la yeeshay Guddoonka Golaha Wakiilada ee Dowladda Puntland iyo Xildhibaanada Golaha Wakiil

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Aqoonyahano ka hadlay isbadalka uu sameyaay RW Khayre (dhegayso)
Golaha Wasiirada oo Wasaaradda Caafimaadka usaaray inay baarto saamaynta daroogada Tabuu

Madaxweyne Deni Ayaa xalay kulan xogwareysi iyo la tashi ah la yeeshay Guddoonka Golaha Wakiilada ee Dowladda Puntland iyo Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Garoowe ku sugan.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Karaash iyo Guddoonka Golaha Wakiilada , waxaa uu ku saabsana wadatashi laga yeeshay xaaladda siyaasadeed ee dalku marayo, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka 2020/21 iyo aragtida Dowladda Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: