Sidee looga ciiday maanta degmada Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Sidee looga ciiday maanta degmada Qardho (dhegayso)

Degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa ka mid ahayd maanta magaalooyinkii sida wayn looga ciiday, waxaana salaadii ciidul Adxa lagu tukaday garoonka kubada cagta ee degmada Qardho. mamaulka gobolka iyo kan degmada ayaa dadweyne farabadn salaada kula tukaday garoonka . halkan ka dhegayso dadweynaha Qardho iyo dareenkooda ciida. Sawiro.

Ganacsato Qurbajoog Puntland oo Bossaso ku soo guryo noqday (dhegayso)
Ismaaciil Shire Jaamac Buraale: Filashada waxqabasho ee Madaxweynaha daljoogta ah Deni iyo xasuusta Gaas (dhegayso)
Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyey gobol cusub oo laga jaray Sool

Degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa ka mid ahayd maanta magaalooyinkii sida wayn looga ciiday, waxaana salaadii ciidul Adxa lagu tukaday garoonka kubada cagta ee degmada Qardho.

mamaulka gobolka iyo kan degmada ayaa dadweyne farabadn salaada kula tukaday garoonka .

halkan ka dhegayso dadweynaha Qardho iyo dareenkooda ciida.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: