Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyey gobol cusub oo laga jaray Sool

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyey gobol cusub oo laga jaray Sool

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arimaha kala ah amniga dalka, Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka, Ansixinta Gobalka Taleex, Degmada Yagoori iyo Warbixino Kale.

Dhinaca kale Golaha wasiirada Puntland ayaa ansixiyey gobol cusub oo laga jaray Sool kaasoo caasimadiisu tahay Taleex.

Xukuumadda oo wakhtigeedu dhamaaday ayaa tan iyo November magacawday 3 degmo oo cusub iyo gobol 3 degmo wata.

Halkan ka akhriso warsaxafadeedka Golaha Wasiirada Puntland

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com