Sidee looga ciiday maanta degmada Qardho (dhegayso)

Sidee looga ciiday maanta degmada Qardho (dhegayso)

Degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa ka mid ahayd maanta magaalooyinkii sida wayn looga ciiday, waxaana salaadii ciidul Adxa lagu tukaday garoonka kubada cagta ee degmada Qardho.

mamaulka gobolka iyo kan degmada ayaa dadweyne farabadn salaada kula tukaday garoonka .

halkan ka dhegayso dadweynaha Qardho iyo dareenkooda ciida.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com