Ganacsato Qurbajoog Puntland oo Bossaso ku soo guryo noqday (dhegayso)

Ganacsato Qurbajoog Puntland oo Bossaso ku soo guryo noqday (dhegayso)

Xilli ay dhallinyaro badan ka tahriibayaan dalka Soomaaliya ayaa haddana waxaa jira dad badan oo qurbajoog ah oo dalka dib ugu soo laabanaya, ku soo oo intooda badan doonaya in ay dalkooda hooyo maalgashadaan ayna degaan oo ku noolaadaan.

Dadkaas waxaa ka mid ah Warsan Cabdullaahi Yuusuf oo dhawaan ka soo guurtay dalka Netherland soona degtay magaalada Bossaso oo ay ka furtay meherad casri ah oo la yiraahdo ‘Warsan iyo Waxsan.’

Warsan ayaa wareysi ay siisay Radio Daljir waxa ay kaga hadashay arrimahaas waxayna magaalada Bossaso ugu warrantay Axmed Sh. Max’ed ‘Tallman.’

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com