Maxkamada oo markale dib u dhigtay kiiskii Caasho Ilyaas Aadan (dhegayso)

HomeWararka

Maxkamada oo markale dib u dhigtay kiiskii Caasho Ilyaas Aadan (dhegayso)

Maxkamada racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa maanta markale ufariisatay dacwada kiiska Caasho Ilyaas oo kufsi iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo . Kiiskan ayay maxkamadu waxa ay go,aamisay in maalinta beri ah lagu dhawaaqi doono xukunka kama dambaysta ah. Dhegayso.

Heshiis Hordhac ah oo laga gaaray Colaadi Caabudwaaq (dhegayso)
Xildhibaano Barlamaanka Somaaliya Katirsan oo Booqday Askartii ku dhawaacantay Weraarkii Bariire (Sawiro)
Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo xiray shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya

Maxkamada racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa maanta markale ufariisatay dacwada kiiska Caasho Ilyaas oo kufsi iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo .

Kiiskan ayay maxkamadu waxa ay go,aamisay in maalinta beri ah lagu dhawaaqi doono xukunka kama dambaysta ah.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: