Xildhibaano Barlamaanka Somaaliya Katirsan oo Booqday Askartii ku dhawaacantay Weraarkii Bariire (Sawiro)

Mudanayaal katirsan Barlamaanka Somaaliya ayaa maanta booqday Askarti dhawaan ku dhawacantay weraar alshabaab ay ku qadeen degaanka Bariire ,halkaas oo lagu dilay Askar dowladda Federaalka katirsan kuwa kalena lagu dhaawacay.

Gudoomiye Ku xigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare ee dalka Abshir Bukhaari, Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad, Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi, Xildhibaan Warsame Maxamed Xasan (Joodax) iyo Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa ka mid ahaa Xildhibaanada booqday ciidanka dhaawaca ah.

Xildhibaanada ayaa mid mid u dil istaagay Dhaawaca Askarta ,iyago ka dhegaystay siday wax u dhaceen iyo weraarka qaabku ku bilowday ,waxaana qar kamid ah xildhibanada oo la hadlay warbaahinta shegeen inay cafimaad u rajaynayaan Askarta dhawaaca ah.

Hoos kadaawo Sawiradda


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com