Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo ka hadlay howlgalo ka socda Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo ka hadlay howlgalo ka socda Muqdisho (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yariisow) ayaa waxaa uu ka hadlay howlgalada Ciidanka amniga ay ka wa

Muxuu salka ku hayaa safarka Farmaajo ee dalka Uganda?
Guddiga Doorashada oo shaaciyay Jadwalka doorashada labo kursi oo ka mid ah golaha shacabka
Wacaal Darey ah: MKX Axmed Karaash oo sheegay in aysan Puntland gorgortan ka geli doonin gobolada Sool & Sanaag

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yariisow) ayaa waxaa uu ka hadlay howlgalada Ciidanka amniga ay ka wadaan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Guddoomiye Yariisow ayaa waxaa uu sheegay in 40 cesho oo ay socdaan howlgadii uu ku dhawaaqay ay meel wanaagsan marayaan,isla markaana taasi ay ku imaaday wadashaqeyn dhexmartay laamaha amniga dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxaa uu sheegay Duqa Muqdisho in loo baahan yahay in la sii adkeeyo amniga Caasimadda inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan,isagoona ugu baaqay shacabka in ay ka qeyb qaataan sugida amniga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: