Wacaal Darey ah: MKX Axmed Karaash oo sheegay in aysan Puntland gorgortan ka geli doonin gobolada Sool & Sanaag

HomeWararka

Wacaal Darey ah: MKX Axmed Karaash oo sheegay in aysan Puntland gorgortan ka geli doonin gobolada Sool & Sanaag

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cisman (Karaash) ayaa siweyn uga horyimid baaqii Madaxweyne Deni uu ujeediyey Soomaliland ee ahaa in ay wad

Ma lajoogaa xiligii Soomaaliya laga qaadi lahaa cunaqabataynta hubka?
Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir oo Isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarka shalay
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cisman (Karaash) ayaa siweyn uga horyimid baaqii Madaxweyne Deni uu ujeediyey Soomaliland ee ahaa in ay wadahadal ka yeeshaan gobolada ay isku hayaan labada maamul.

Qoraal kaso baxay xafiiska madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa lagu sheegay inaysan Puntland gor gortan kageli doonin deeganada Soomaliland ay ka haysato.

Hadalkaan waxa uu imaanaya xili maanta ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Somaaliland uu dagaal ku dhexmaray gobolka Sanaag gaar ahaan degmada Hadaaftimo, halkaas oo guddoomiyihii Soomaaliland looga qabsaday gaari uu watay.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: