Guddiga Doorashada  oo shaaciyay Jadwalka doorashada labo kursi oo ka mid ah golaha shacabka

HomeWararka

Guddiga Doorashada oo shaaciyay Jadwalka doorashada labo kursi oo ka mid ah golaha shacabka

Guddiga doorashada Somaliland ayaa soo saaray jadwalka labo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee tirsagoodu yahay HOP239 iyo HOP237. Maanta oo jim

Maxay ka wada hadleen madaxweyne Farmaajo iyo Isaias Afwerki ? (Akhriso )
Xulashada Daljir & Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan sheekh iyo Wasiiru Dawlaha Wasaarada Difaaca UK?

Guddiga doorashada Somaliland ayaa soo saaray jadwalka labo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee tirsagoodu yahay HOP239 iyo HOP237.

Maanta oo jimco ah ayay bilaaban doontaa diiwaan gelinta qabashada codsiga iyo xaqiijinta shuruudaha Musharaxnimo.

Labada Kursi mid ka mid ah ay ayaa waxaa ku fadhiyay Xuseen Carab Ciise, kaasoo ah kursiga tirsigiisu yahay HOP239, waxaana u tartamaya Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed.

Sidoo kale Kursiga kale ee Tirsigiisu yahay HOP237 waxaa horay ugu fadhiyay Biixi Iimaan Cige.

Ra,iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixinaya sidii loo bilaabi lahaa doorashada golaha Shacabka, islamarkaana ugu yaraan lasoo afjari lahaa horaanta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: