Qoorqoor: “Cidna kama ogolaaneyno Culimada Hubeyasan in ay hub sharci daro ah ay ku heysato Galmudug”

HomeWararka

Qoorqoor: “Cidna kama ogolaaneyno Culimada Hubeyasan in ay hub sharci daro ah ay ku heysato Galmudug”

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa fariin adag u diray Ururka hubeysan ee Ahlusunna. Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in koo

“Nuux Taani xilligan oo kale khalkhalka waa lagu yaqaanaa, hadda ka horna waa is mudanay,
Taariikhda Baarlamaanka Puntland Dhigeen iyo Kalsooni Kala Noqosahdii Xukuumadda (warbixin)
Gaalkacyo Dowladda Hoose iyo gudiga hormarinta oo bilaabay olole biyaha magaalada looga saarayo.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa fariin adag u diray Ururka hubeysan ee Ahlusunna.

Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in kooxo hubeysan aysan ka aqbali doonin in gorgortan siyaasadeed lala galo.

Waxaa uu ugu baaqay culimada Ahlusunna ee hadda ku sugan deegaanka Bohol in ay hubka dhiggaan oo ay dhinac ka raacaan dadkooda.

“cidna kama ogolaaneyno in ay hub sharci daro ah ay ku heysato tuulo ka mid ah Galmudug, iskaba daaye in ay degmo soo weerarto.”

Madaxwaynaha ayaa sidoo kale tilaabadii Military ee la qaaday ku tilmaamey mid deegaanka oo dhan looga badbaadiyay iskuday jabhado hubeysan ku doonayeen in ay xukunka ku qabsadaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: