MAANHADAL: Golaha Wasiirada Madaxweyne Deni ma yihiin golihii la filayey tiro iyo tayo ahaan? (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

MAANHADAL: Golaha Wasiirada Madaxweyne Deni ma yihiin golihii la filayey tiro iyo tayo ahaan? (dhegayso)

Ku soodhawaada barnaamijkii MAANHADAL oo maanta ay marti noogu yihiin laba aqoonyahan oo kala ah qoraa Maxamed Xasan Cirro iyo Prof. Maxamed Xareed Ca

MAANHADAL & Dhuusamareeb: Midowga Galmudug iyo Ahlu-Sunna (dhegayso)
Maanhadal Jimce-Nov 30, Bashiir Axmed Cabdi _Daljir Boosaaso.
MAANHADAL: Muxuu ka dhigan yahay Habraaca cusub ee ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya? (daawo)

Ku soodhawaada barnaamijkii MAANHADAL oo maanta ay marti noogu yihiin laba aqoonyahan oo kala ah qoraa Maxamed Xasan Cirro iyo Prof. Maxamed Xareed Cali. Waxa aan ku falaanqayneynaa siyaasadda Madaxweyne Deni iyo Golihiisa Wasiirada. Waxa aan abbaari doonnaa in goluhu yahay kuwii la filayey tiro iyo tayo ahaan. Adiga se maxay kula tahay?

Kaga bogo MAANHADAL iyo maanta oo hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: